Qeexid
"Maro yar oo carruurta markaa dhalata dabada looga xiro, si aayan isugu hallayn saxarada."
"Maro yar oo carruurta markaa dhalata dabada looga xiro, si aayan isugu hallayn saxarada."
Wadaag:
Ku d.: wax, wax kale ku xiriirin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Ku d.: cid, cid kale wax ay caadeystay kula saaxiibid.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Ku d.: wax, wax kale ku xiriirsan ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Xarig gaaban, xaskul ka samaysan oo awrka labada lugood ee hore looga xiro si uusan u foogaan.
Xarig ama suun jilcan oo saca labada lugood ee dambe looga xiro marka la maalayo.
Midab casaan ah oo ilkaha dadka qaarkii yeeshaan.
m.l
Wadaag:
ld daabax1 (3), daabixid, dabaax1, dabaaxid, dabxid
m.f.dh
Wadaag:
Geedgaab leh laamo dhuudhuuban, tootoosan oo la laga dhigto.
Cad maro ah.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) ld dabakafur.
Khiyaamo; dhagar.
ld dabafurid.
m.l
Wadaag:
Wax la dabay ahaansho.
Wax tidcan ahaansho (timo).
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Shuban badan, jilicsan, oo caloosha dadka iyo xoolaha ka yimaada.
m.l
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Caloosha dadka iyo xoolaha hayn (shuban).
f.mg1
Wadaag: