Qeexid
"Ari dhanka dabayshu u socoto u goosmid."
[-cay, -cday]
dabaylraac ay
dabaylraac day
f.mg1"Ari dhanka dabayshu u socoto u goosmid."
Wadaag:
Hawo xoog leh oo dhan u socota.
Xanfar; siigo.
Rooxaan ama jinniyo la aaminsanyahay in dadka ay marto ku reebto suuxdin ama xubinno qallal. 4. Dhanka dabayshu ka socoto. 5. ld dabeyl.
m.dh
Wadaag:
(-lo, m.l) (c.cimi.) Mawjad hawo, oo xoog ugu socota jiho kasta, oo badanaa la moodo inay barbaro la tahay oogada dhulka.
m.dh
Wadaag:
Wax qoyan si uu u qallalo dabayl u dhigid.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
(juqr.) Wax dabayli keentay amase ku xidhan. Tuulimaad d. waa waxyaabaha ay dabayli qaadday ama ay dhigtay meel dhulka dushiisa ah waxaana ka mid ah dabayl tuul, bacaadka iyo tuulimaadyada lamaddegaannada.
m.l
Wadaag:
D. ah: neef lo' ah oo aan sanka ka neefsan karin.
m.l.kh
Wadaag:
Wax dabayl leh ahaansho.
Qof dawdawle ah ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Geed nagaar faala, leh caleemo yaryar iyo buruq dharka lagu dhaqdo.
m.l.u
Wadaag:
D. ah: qof aan hanti lahayn oo qaraabadiisa, saaxiibbadiisa iwm hadba mid la cunteeya.
ld dabraacid.
m.l
Wadaag:
Soo d.: qof meel allabari iwm ka jiraan cunto u raadsasho.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
(-cay, -cday; -dhici) Ka d.: wax si aad u jeclaysasho.
f.mg1
Wadaag:
Dhanka dabayshu ka imanayso, aadid.
Xoolo lumid.
f.mg3
-shaday, -shatay
Wadaag:
Cayayaan baallalley ah, waqtiyada roobka la arko oo ilayska ku soo yaaca; hawtal-hamag.
m.dh.u
Wadaag:
(c.cimi.) Kolmo yar oo dabayleed oo degdeg ugu wareegaysa dhidib taagan ama wax yara janjeedha, oo dhexda ku leh meel cadaadiska jawigu hooseeyo. Marmarka qaarkood way dheertahay, lamadegaannadana waxay ka kicisaa siigo, ama, qiyaas yar; xanfaley.
m.l
Wadaag: