Qeexid
"Geed nagaar faala, leh caleemo yaryar iyo buruq dharka lagu dhaqdo."
"Geed nagaar faala, leh caleemo yaryar iyo buruq dharka lagu dhaqdo."
Wadaag:
(-lo, m.l) (c.cimi.) Mawjad hawo, oo xoog ugu socota jiho kasta, oo badanaa la moodo inay barbaro la tahay oogada dhulka.
m.dh
Wadaag:
Hawo xoog leh oo dhan u socota.
Xanfar; siigo.
Rooxaan ama jinniyo la aaminsanyahay in dadka ay marto ku reebto suuxdin ama xubinno qallal. 4. Dhanka dabayshu ka socoto. 5. ld dabeyl.
m.dh
Wadaag:
(-rro ..., m.dh) (kiim.) Xoogga isku dabridda ee u dhexeeya ayoonada ku jira iskudhis, kaas oo ayoonnadu ku samaysmaan elektaroonada hal curiye oo si dhammaystiran ugu wareegey mid kale ama xididshe.
m.l
Wadaag:
Wax qoyan si uu u qallalo dabayl u dhigid.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Dhanka dabayshu ka imanayso, aadid.
Xoolo lumid.
f.mg3
-shaday, -shatay
Wadaag:
Wax la dabay ahaansho.
Wax tidcan ahaansho (timo).
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Wax badankii tegay inta yar oo dambaysa; badbaadi.
m.dh
Wadaag:
(juqr.) Wax dabayli keentay amase ku xidhan. Tuulimaad d. waa waxyaabaha ay dabayli qaadday ama ay dhigtay meel dhulka dushiisa ah waxaana ka mid ah dabayl tuul, bacaadka iyo tuulimaadyada lamaddegaannada.
m.l
Wadaag:
(-bqay, -baqday; -bqi) Wax, dabool xardhan oo caw, qabo iwm ka samaysan, daboolid. ld dabbaq.
f.g1
Wadaag:
Xarig gaaban, xaskul ka samaysan oo awrka labada lugood ee hore looga xiro si uusan u foogaan.
Xarig ama suun jilcan oo saca labada lugood ee dambe looga xiro marka la maalayo.
Midab casaan ah oo ilkaha dadka qaarkii yeeshaan.
m.l
Wadaag: