Qeexid

"Nacas; axmaq."

Qeexid Xigta

ld dabbaalid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dabbaal oo kali ah:
  • Laakiin ambassador Shinn, oo Soomaaliyana hore uga soo shaqeeyey, imminka macallin ka ah Jaamacadda George Washington, ayaa tibaaxay in ciidamo kasta oo la geeyo Soomaaliya eeysan nabad ku soo dabbaali karin, haddii aan la helin xal siyaasadeed.
  • Zenawi ayaa carabka ku dhejiyay in Ethiopia ay taageerada ay awood dhinaceeda ka bixin doonto si uu u guuleysto shirka, oo la rumeysan yahay inuu nabad iyo xasilooni waarta kusoo dabbaali doono Somalia.