Qeexid
"Wax jahaday u socdeen mid ka duwan u weecin; soo celin (xoolo)."
[-aalay, -aashay]
dabbaal3 alay
dabbaal3 ashay
f.g1"Wax jahaday u socdeen mid ka duwan u weecin; soo celin (xoolo)."
Wadaag:
Socod dheer ama hawl adag oo la qabtay awgeed, culays iyo jiirago' oogada ka dareemid.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Webi, durdur iwm lug uga gudbid meesha ugu biyo yar.
f.g1
-nay, -ntay
Wadaag:
Damaashaad lagu sameeyo fardo la cayaarsiinayo.
Cayaaro iyo waxyaalo kale oo farax lagu muujiyo oo loola jeedo maalin taariikh weyn leh oo la xuso.
m.l
Wadaag:
Maalin muhiim ah ciyaar ku xusid.
Fardo ku damaashaadid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Webi, durdur iwm meesha ugu biyo yar ee lugta looga gudbi karo.
ld dabbaanid.
m.l
Wadaag:
Fallaar aan dheg lahayn oo sida waranka u dhuuban; lama saaro mariid, waxaa loogu talaggalay in ay wax naafayso.
m.dh
Wadaag: