Qeexid
"Maalin muhiim ah ciyaar ku xusid."
Qeexid Xigta
Fardo ku damaashaadid.
[-gay, -gtay]
dabbaaldeg2 ay
dabbaaldeg2 tay
f.mg1"Maalin muhiim ah ciyaar ku xusid."
Fardo ku damaashaadid.
Wadaag:
Damaashaad lagu sameeyo fardo la cayaarsiinayo.
Cayaaro iyo waxyaalo kale oo farax lagu muujiyo oo loola jeedo maalin taariikh weyn leh oo la xuso.
m.l
Wadaag:
Wax jahaday u socdeen mid ka duwan u weecin; soo celin (xoolo).
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Webi, durdur iwm lug uga gudbid meesha ugu biyo yar.
f.g1
-nay, -ntay
Wadaag:
Webi, durdur iwm meesha ugu biyo yar ee lugta looga gudbi karo.
ld dabbaanid.
m.l
Wadaag:
Fallaar aan dheg lahayn oo sida waranka u dhuuban; lama saaro mariid, waxaa loogu talaggalay in ay wax naafayso.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l/-baad, m.dh) Baabuur qafilan xabbadda candiga ahi aanay karin oo lagu dagaallamo.
m.dh
Wadaag: