Qeexid
Webi, durdur iwm meesha ugu biyo yar ee lugta looga gudbi karo.
Qeexid Xigta
ld dabbaanid.
Webi, durdur iwm meesha ugu biyo yar ee lugta looga gudbi karo.
ld dabbaanid.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: Fallaar aan dheg lahayn oo sida waranka u dhuuban; lama saaro mariid, waxaa loogu talaggalay in ay wax naafayso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -nay, -ntay
Qeexid: Webi, durdur iwm lug uga gudbid meesha ugu biyo yar.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld damaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Kale: ld dabbaan1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld dabaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -aalay, -aashay
Qeexid: Wax jahaday u socdeen mid ka duwan u weecin; soo celin (xoolo).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nacas; axmaq.
Qeexid Xigta: ld dabbaalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -aashay, -aalatay
Qeexid: ld dabaalo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld dabaali.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qof cid magangeliyey.
Qeexid Xigta: Qof, cid magan u ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld dabaalasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Caro xad-dhaaf ah oo qofka is hanashada ka lumisa.
Qeexid Xigta: Dhagar, khayaano.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l/-baad, m.dh) Baabuur qafilan xabbadda candiga ahi aanay karin oo lagu dagaallamo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: ld dabaq2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Kale: ld dabbaal1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld dabaalin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Damaashaad lagu sameeyo fardo la cayaarsiinayo.
Qeexid Xigta: Cayaaro iyo waxyaalo kale oo farax lagu muujiyo oo loola jeedo maalin taariikh weyn leh oo la xuso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: ld dabaali.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Maalin muhiim ah ciyaar ku xusid.
Qeexid Xigta: Fardo ku damaashaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dabbisan. ld dabbis naansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]