Qeexid
dabcan fk. Sida caadiga ah.
dabcan fk. Sida caadiga ah.
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Caddad; wax la daabacay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Xaar lo'aad oo qoyan; faanto. ld dhabcaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax la dabay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax tidcan ahaansho (timo).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hab la dhaqanka dad ee qof leeyahay; baxaalli, abuur. ld dabeec (1), dabeecad (1), dabeeco, dabiicad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld debci2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld debcid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld damaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Wax dabar ku xirmay noqosho (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld debcin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax la dabray ahaansho (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax gudub ama babbac loo dhigay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Ugaar, shimbir iwm dabin ku qabasho.
Qeexid Xigta: Timo soohid.
Qeexid Kale: Il muddo yar isku hayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Ceel maax ah oo aan dowlis lagu cabbin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Ujeddo qof doorbido in ay faa'ido ugu jirto fal sameyntiisa.
Qeexid Xigta: D. u geli: wax ama qof tixgelin gaar ah siin.
Qeexid Kale: Bannaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Wax holac kulayl iyo iftiin leh oo ka dhasha gubashada.
Qeexid Xigta: Hub.
Qeexid Kale: Danab. ld deb.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Dab, nal iwm bakhtiyid. ld den.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -cnaa, -cnayd
Qeexid: Wax la dayacay ahaansho. ld dayacsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Webi, durdur iwm meesha ugu biyo yar ee lugta looga gudbi karo.
Qeexid Xigta: ld dabbaanid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Fallaar aan dheg lahayn oo sida waranka u dhuuban; lama saaro mariid, waxaa loogu talaggalay in ay wax naafayso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -nay, -ntay
Qeexid: Webi, durdur iwm lug uga gudbid meesha ugu biyo yar.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]