Qeexid
"Dabka lagu dagaallamo oo loogu talaggalay in uu meel fog wax ka dilo, wadajirkiisa."
Qeexid Kale
Bundug dheer.
Qeexid Xigta
Colka dabkaas sita.
"Dabka lagu dagaallamo oo loogu talaggalay in uu meel fog wax ka dilo, wadajirkiisa."
Bundug dheer.
Colka dabkaas sita.
Wadaag:
Muddo dheer wax socday ahaansho (xaajo, roob, abaar,dagaal iwm).
f.mg4
-raa, -rayd
Wadaag:
Xilliga u dhexeeya saddexda galabnimo ilaa afarta.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Cudur maqaarka ku dhaca oo u yeela baro yaryar oo biyo leh.
m.l
Wadaag:
Muddo dheer wax socday noqosho (xaajo, roob, abaar, dagaal iwm).
f.mg3
-raaday, -raatay
Wadaag:
Cudur geela ku dhaca oo ka dhasha ilig si xad dhaaf ah u dheeraada oo uu neefku calaliska ku dhibtoodo.
m.dh
Wadaag:
(f.mg) Wax aan jooggiisu gaabnayn ahaansho.
(f.mg) Wax meel fog ku sugan ahaansho.
(f.mg) Waqti muddo la sugayo ama la soo dhaafay ahaansho. 4. (f.g) Is dh.: isla mid ahaansho, kisi ahaansho (nambar).
f.g
Wadaag:
(daayeer/-rro, m.dh) Xawayaan afarta addin ku socda oo labada hore sida dadka u adeegsada, qaab ahaanna dadka u eg. ld daanyeer.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax dhererkiisa kordhin.
(f.g) Wax meel ka fogeyn.
(f.mg) Orod ama socod kordin. 4. U dh.: cid waxay qeyb u heshay in ugu darid.
f.g
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Wax rafaad ka muuqdo ahaansho.
f.mg4
-raa, -rayd
Wadaag:
Wax dhererkiisu kordhay noqosho.
Ku dh.: wax muddo dheer ku qaadasho.
Wax meel ka durkay noqosho.
f.mg3
-raaday, -raatay
Wadaag: