Qeexid
"U d.: Cid, hadal u jeedin."
[-btay, -batay]
dabeeb tay
dabeeb atay
f.mg3"U d.: Cid, hadal u jeedin."
Wadaag:
ld dabci1.
Xiriir ka dhexeeya laba qof ama ka badan oo saaxiib ah.
m.l
Wadaag:
ld dabci (1).
Noolaha iyo ma noolaha Eebbe ku abuuray dunida guudkeeda oo dhan.
m.dh
Wadaag:
(-lo, m.l) (daaw.) Cudur dadku isu gudbiyo oo uu keeno fiirus kuna dhaca maskaxda iyo xangullaha. Fiirusku wuxu raaca saxarada qof fiiruska qaba, sidaas darteed cudurku wuxuu ku badanyahay meesha nadaafaddu ay ku yartahay, nooca dhicisooba ee cudurkaas waxa keliya oo jirrada cunaha iyo xiidmaha astaamuhuna waxay noqonayaan oo keliya caloosha oo qasanta ama durey sidiis; cudurka dabeysha oo aan curyaannimada gaarin wuxu leeyahay muruqyada oo adkaada gaar ahaan kuwa surka iyo dhabarka cudurka dabeysha oo curyaannimada wata waa ka tiro yaryahay midka aan sare ku soo sheegnay, noociisa sahlanna waxa la socda itaaldarro muruqyada ama curyaannimo. Cudurka dabeysha ee ku dhaca maskaxda waxa curyaama muruqyada neefsashada taas oo keeni karta dhiibaato neefsasho. ld dabayl1 (5).
m.dh
Wadaag:
Qof hab la dhaqan wanaagsan aan lahayn ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
ld dabeebo.
Meel hoobad ah ka daaddigid.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
Neef la soo xaday ama baadi ah qalasho.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Wax intooda badani khasaaray inta ka hartay badbaadin.
Neef jirro ama caato awgeed la fariistay kicin.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
Neef geel ah jilbaha korkooda ka xirid.
f.g2
-beeyay, -beysay
Wadaag:
Kaftan iyo sheeko aan turxaan lahayn cid u jeedin. ld jalbeebso.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
Ugaar, shimbir iwm dabin ku qabasho.
Timo soohid.
Il muddo yar isku hayn.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag: