Qeexid
"eeg dabeecadxun. ld dabeecadxumaansho, dabeecadxumi, dabeecadxumo."
"eeg dabeecadxun. ld dabeecadxumaansho, dabeecadxumi, dabeecadxumo."
Wadaag:
Qof hab la dhaqan wanaagsan aan lahayn ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
ld dabci (1).
Noolaha iyo ma noolaha Eebbe ku abuuray dunida guudkeeda oo dhan.
m.dh
Wadaag:
ld dabci1.
Xiriir ka dhexeeya laba qof ama ka badan oo saaxiib ah.
m.l
Wadaag:
eeg falaadxun. ld falaadxumaansho, falaadxumo.
m.f.dh
Wadaag:
eeg garaadxun. ld garaadxumaamsho, garaadxumi, garaadxumo.
m.f.dh
Wadaag:
eeg dhegxun. ld dhegxumaansho, dhegxumi, dhegxumo.
m.f.dh
Wadaag:
(-lo, m.l) (daaw.) Cudur dadku isu gudbiyo oo uu keeno fiirus kuna dhaca maskaxda iyo xangullaha. Fiirusku wuxu raaca saxarada qof fiiruska qaba, sidaas darteed cudurku wuxuu ku badanyahay meesha nadaafaddu ay ku yartahay, nooca dhicisooba ee cudurkaas waxa keliya oo jirrada cunaha iyo xiidmaha astaamuhuna waxay noqonayaan oo keliya caloosha oo qasanta ama durey sidiis; cudurka dabeysha oo aan curyaannimada gaarin wuxu leeyahay muruqyada oo adkaada gaar ahaan kuwa surka iyo dhabarka cudurka dabeysha oo curyaannimada wata waa ka tiro yaryahay midka aan sare ku soo sheegnay, noociisa sahlanna waxa la socda itaaldarro muruqyada ama curyaannimo. Cudurka dabeysha ee ku dhaca maskaxda waxa curyaama muruqyada neefsashada taas oo keeni karta dhiibaato neefsasho. ld dabayl1 (5).
m.dh
Wadaag:
(-lo ..., m.l) (juqr.) Dabayl diiran oo qallalan oo ka dhacda dhinaca buurta ee duggaalka ah, waxaana aad loogu yaqaan waadiga buurta Albasta woqooyi, halkaas oo uu magacu ka soo askunmay.
m.dh
Wadaag: