Qeexid
"Hub meel gaaban wax ka dila."
Qeexid Xigta
Ciidan haysta hubka noocaas ah.
"Hub meel gaaban wax ka dila."
Ciidan haysta hubka noocaas ah.
Wadaag:
Buntukh gaaban oo meel dhow wax ka dila.
Ciidan wata buntukha noocaas ahi.
m.l
Wadaag:
Nin diinta si xun ugu shaqeysta; fiqidduur. ld kitaabgaablow.
m.l
Wadaag:
/dh (-byo, m.dh) Buntuq boobe ah, fudud oo daabkiisu bir xalleefsan ka samaysanyahay.
m.l
Wadaag:
ld dadabdhig 1. Doonidda gabar reerkooda laga doono iyadoo si xushmad leh loo weyddiisanayo.
ld dadabgelid.
m.l
Wadaag:
(-alay, -ashay; -geli) U d.: Reer gabadh si xushmad leh u weydiisasho. ld dadabdhig2.
f.mg1
Wadaag:
Galabnimada inteeda dambe ee qorraxdhaca ka horreysa. ld galab- gaabad.
m.l
Wadaag:
Qalab farraaro leh oo malabka lagu soo bixiyo.
Sidde loo sameeyo weelasha gadawga leh.
m.l
Wadaag:
Wax holac kulayl iyo iftiin leh oo ka dhasha gubashada.
Hub.
Danab. ld deb.
m.l
Wadaag:
Ugaar, shimbir iwm dabin ku qabasho.
Timo soohid.
Il muddo yar isku hayn.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag: