Qeexid Xigta
ld dabniin.
ld dabniin.
Wadaag:
(-nno, m.dh) Bir, siriq, god iwm oo loo dhigo nafleyda si loo qabto.
m.l
Wadaag:
ld tabis. Cudur xoola ku dhaca oo calanaqsiga inay liqaan u diida.
Nooc ka mid ah deris kunnoolka caloosha dadka ku dhasha.
Nooc ka mid ah suuska timirta gala.
m.l
Wadaag:
D. ah: abuurista Eebbe wax ka soo jeeda.
D. ah: caadi.
m.l.kh
Wadaag:
Dabbaaldeg lagu maamuuso dhammaadka sanad qorraxeedka soomaaliyeed oo ku aaddan toddobaadka u dambeeya bisha Luulyo, laguna xuso ciyaaro kala duwan iyo dab la shido.
m.l
Wadaag:
(-bbo,m.dh) Qof yaqaan sida wax loo daaweeyo; dakhtar.
Dacarfal.
ld dabiibid.
m.l
Wadaag:
Caano, biyo iwm si dhaqso leh u cabbid.
Hal si dhaqso leh u lisid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: