Qeexid

"Xawayaanka marabbida ah iyo xoolaha la dhaqdo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dabjoog oo kali ah:
  • Kulankan ay ku yeesheen labada dhinac ah xarunta madaxtoyada ayaa waxa gabagabo u ahaa kulamo isdabjoog ah oo 4-tii maalmood ee laso dhaafey kasocdey halkaasi waxana si wanaagsan usoo dhaweeyey qodobadii shirka kasoo baxay dadkii kasoo qaybgaley.