Qeexid

"Dad hub haysta."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dabley oo kali ah:
  • Cabdisamad, waxaana la diley xili uu marayay agagaarka Hoteel Bulshaale, waxaana diley dabley ku hubeysan Baaskoolado.
  • Warar dambe oo soo gaarey Warsidaha ayaa sheegaya in ciidamada Booliska gacanta ku soo dhigey dableydaan kuwaas oo ahaa sadex kadib markii ay muddo baacsadeen.