Qeexid
Xubin dhuuban, dheer, laalaadda oo lafdhabarta ku dhammaato.
Qeexid Kale
Sal. 4. Gadaal. 5. Dabadeed: kaddib.
Qeexid Xigta
Meesha ay nafleyda ka saxarooto; futo.
Xubin dhuuban, dheer, laalaadda oo lafdhabarta ku dhammaato.
Sal. 4. Gadaal. 5. Dabadeed: kaddib.
Meesha ay nafleyda ka saxarooto; futo.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Ugaar, kalluun iwm dabin ku qabasho.
Qeexid Xigta: Timo tidcasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: (f.g) Qalab daab u samaysasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ku dhicid daab (dhasha xoolaha).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Wax intooda badani khasaaray inta ka hartay badbaadin.
Qeexid Xigta: Neef jirro ama caato awgeed la fariistay kicin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Ugaar, shimbir iwm dabin ku qabasho.
Qeexid Xigta: Timo soohid.
Qeexid Kale: Il muddo yar isku hayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Gudin weyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qalab afka laga saaro weelasha si aysan wax ugu dhicin.
Qeexid Xigta: ld daboolid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Shimbir yar garbaha, ka madow, baalashana midab dahabi ah ku leh; caddadhuuni.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Ceel maax ah oo aan dowlis lagu cabbin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -oolay, -ooshay
Qeexid: Weel iwm si ayan wax ugu dhicin afka wax ka saarid.
Qeexid Xigta: Wax muuqaalkooda qarin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax holac kulayl iyo iftiin leh oo ka dhasha gubashada.
Qeexid Xigta: Hub.
Qeexid Kale: Danab. ld deb.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) (fiis.) Dhaliye danab oo gaar ahaan loogu talagalay in uu dhaliyo qulqul quman.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld dannabe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld daboole.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: ld dabeebo.
Qeexid Xigta: Meel hoobad ah ka daaddigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cudur candhada geela ku dhaca oo ibaha xira. ld daboolo, ibadaboole, ibadaboolo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: U d.: Cid, hadal u jeedin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld danqaabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dabool2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -lmay, -lantay
Qeexid: Weel iwm wax la daboolay noqosho.
Qeexid Xigta: Wax muuqaalkooda wax kale qariyey noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax la daboolay ahaansho (weel iwm.)
Qeexid Xigta: Wax muuqaalkooda wax kale qariyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]