Qeexid
"Qalab afka laga saaro weelasha si aysan wax ugu dhicin."
Qeexid Xigta
ld daboolid.
"Qalab afka laga saaro weelasha si aysan wax ugu dhicin."
ld daboolid.
Wadaag:
Cudur candhada geela ku dhaca oo ibaha xira. ld daboolo, ibadaboole, ibadaboolo.
m.l
Wadaag:
Weel iwm si ayan wax ugu dhicin afka wax ka saarid.
Wax muuqaalkooda qarin.
f.g1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
Weel iwm wax la daboolay noqosho.
Wax muuqaalkooda wax kale qariyey noqosho.
f.mg1
-lmay, -lantay
Wadaag:
Wax la daboolay ahaansho (weel iwm.)
Wax muuqaalkooda wax kale qariyey ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Meel yar furan, wareegsan oo wax ka bannaan.
Saddex qaybood oo wax loo qaybshay middood. ld duleel1.
m.l
Wadaag:
Ugaar, kalluun iwm dabin ku qabasho.
Timo tidcasho.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
Xubin dhuuban, dheer, laalaadda oo lafdhabarta ku dhammaato.
Meesha ay nafleyda ka saxarooto; futo.
Sal. 4. Gadaal. 5. Dabadeed: kaddib.
m.dh
Wadaag:
Daloollo badan oo uu weel iwm yeesho.
Iimo; ceebaal. ld dulduleel1.
m.l
Wadaag:
Socod noqnoqosho leh oo laba meel oo kala fog la isaga goosho.
ld dalandoolid.
m.l
Wadaag:
Hawo xoog leh oo dhan u socota.
Xanfar; siigo.
Rooxaan ama jinniyo la aaminsanyahay in dadka ay marto ku reebto suuxdin ama xubinno qallal. 4. Dhanka dabayshu ka socoto. 5. ld dabeyl.
m.dh
Wadaag:
Qof, wax meel cidla' ah taagan ama ka dhisan.
ld dhakoolid.
m.l
Wadaag: