Qeexid
"Weel iwm si ayan wax ugu dhicin afka wax ka saarid."
Qeexid Xigta
Wax muuqaalkooda qarin.
[-oolay, -ooshay]
dabool3 olay
dabool3 oshay
f.g1"Weel iwm si ayan wax ugu dhicin afka wax ka saarid."
Wax muuqaalkooda qarin.
“Daruur baa cirka dabooshay”.
Wadaag:
Cudur candhada geela ku dhaca oo ibaha xira. ld daboolo, ibadaboole, ibadaboolo.
m.l
Wadaag:
Qalab afka laga saaro weelasha si aysan wax ugu dhicin.
ld daboolid.
m.l
Wadaag:
Weel iwm wax la daboolay noqosho.
Wax muuqaalkooda wax kale qariyey noqosho.
f.mg1
-lmay, -lantay
Wadaag:
Wax la daboolay ahaansho (weel iwm.)
Wax muuqaalkooda wax kale qariyey ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Meel yar, furan, wareegsan, bannaan yeelasho (wax). ld duleel2.
f.mg1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
Ugaar, kalluun iwm dabin ku qabasho.
Timo tidcasho.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
Xubin dhuuban, dheer, laalaadda oo lafdhabarta ku dhammaato.
Meesha ay nafleyda ka saxarooto; futo.
Sal. 4. Gadaal. 5. Dabadeed: kaddib.
m.dh
Wadaag:
Wax jahaday u socdeen mid ka duwan u weecin; soo celin (xoolo).
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Wax intooda badani khasaaray inta ka hartay badbaadin.
Neef jirro ama caato awgeed la fariistay kicin.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
Wax holac kulayl iyo iftiin leh oo ka dhasha gubashada.
Hub.
Danab. ld deb.
m.l
Wadaag:
Ugaar, shimbir iwm dabin ku qabasho.
Timo soohid.
Il muddo yar isku hayn.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag: