Qeexid

"(-amay, -antay; -ami) Wax dabar ku xirmay noqosho (nafley)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dabran oo kali ah:
  • Maalinta 1 man 1 vote ay noqoto xitaa, Madaxweynuhu wuxuu u dabranaan doonaa Baarlamaanka.
  • Bari 12 sanadood oo hore ayaa loo dabranaa oo wax badani dalkan kaga baaqday, maanta wixii ka dambeeya yaan loo garba-duubmin, dadka inta kale hala tixgeliyo.