Qeexid
Ku d.: cid hore loogu duulay ku rogaal celin.
[-reeyay, -raysay]
f.mg2Ku d.: cid hore loogu duulay ku rogaal celin.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: Geed nagaar dhulka ku faalada, laamo dhuudhuuban oo jilicsan leh, xooluhu daaqaan oo dooxooyinka ka baxa.
Qeexid Xigta: (-ooyin, m.l) Weerar rogaal celis ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -raday, -ratay
Qeexid: Awr iwm dabar ku xirasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Nafley, nafley kale oo geel ah daro ku qabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-imo, m.l) Qoobka iyo kubka meesha ay iska galaan; dhaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-dyo, m.dh) Tababbar ciidamada la siiyo oo lagu baro habka xabbado rididda. ld debrid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg dabar2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax la dabray ahaansho (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Wax dabar ku xirmay noqosho (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Ceel maax ah oo aan dowlis lagu cabbin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Ugaar, shimbir iwm dabin ku qabasho.
Qeexid Xigta: Timo soohid.
Qeexid Kale: Il muddo yar isku hayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax holac kulayl iyo iftiin leh oo ka dhasha gubashada.
Qeexid Xigta: Hub.
Qeexid Kale: Danab. ld deb.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg dabree.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: D. ah: qof aan hanti lahayn oo qaraabadiisa, saaxiibbadiisa iwm hadba mid la cunteeya.
Qeexid Xigta: ld dabraacid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: (f.g) Wax dhadhan qaraar u yeelid.
Qeexid Xigta: (f.mg) U d.: cid, wax awood iyo xoog ugu diidid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: Cayayaan baallalley ah, waqtiyada roobka la arko oo ilayska ku soo yaaca; hawtal-hamag.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Soo d.: qof meel allabari iwm ka jiraan cunto u raadsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -naaday, -naatay
Qeexid: Wax si joogto ah u dabran noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Wax qoyan si uu u qallalo dabayl u dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dabran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Ugaar, kalluun iwm dabin ku qabasho.
Qeexid Xigta: Timo tidcasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]