Qeexid
"Awr iwm dabar ku xirasho."
[-raday, -ratay]
dabro2 aday
dabro2 atay
f.g3"Awr iwm dabar ku xirasho."
Wadaag:
Geed nagaar dhulka ku faalada, laamo dhuudhuuban oo jilicsan leh, xooluhu daaqaan oo dooxooyinka ka baxa.
(-ooyin, m.l) Weerar rogaal celis ah.
m.dh
Wadaag:
Ku d.: wax, wax kale ku kordhisasho.
Ku d.: qof, qof kale u guurin.
Isku d.: dhawr waxyaalood isku qaadasho. 4. Isku d.: isku qasasho.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Ugaar, kalluun iwm dabin ku qabasho.
Timo tidcasho.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
(-imo, m.l) Qoobka iyo kubka meesha ay iska galaan; dhaad.
m.dh
Wadaag:
Ku d.: cid hore loogu duulay ku rogaal celin.
f.mg2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Wax la dabray ahaansho (nafley).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Wax dabar ku xirmay noqosho (nafley).
f.mg1
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Tababbar ciidamada la siiyo oo lagu baro habka xabbado rididda. ld debrid.
m.l
Wadaag:
Wax holac kulayl iyo iftiin leh oo ka dhasha gubashada.
Hub.
Danab. ld deb.
m.l
Wadaag:
Ugaar, shimbir iwm dabin ku qabasho.
Timo soohid.
Il muddo yar isku hayn.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
D. ah: qof aan hanti lahayn oo qaraabadiisa, saaxiibbadiisa iwm hadba mid la cunteeya.
ld dabraacid.
m.l
Wadaag:
Cayayaan baallalley ah, waqtiyada roobka la arko oo ilayska ku soo yaaca; hawtal-hamag.
m.dh.u
Wadaag:
Soo d.: qof meel allabari iwm ka jiraan cunto u raadsasho.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Wax si joogto ah u dabran noqosho.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Kabo, maro iwm liid qurxan ku tolasho.
f.g3
-ray, -rtay
Wadaag: