Qeexid
ld dicaayadee.
[-deeyay,-deysay]
f.g2ld dicaayadee.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: ld dicaayad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld dicaayadeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld dicaayad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld dayac1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -yeeyay, -yeysay
Qeexid: ld dacay3.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -ynaa, -ynayd
Qeexid: Neef, wax la dacayey ahaansho. ld dacayeysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: (f.g) Wax dhadhan qaraar u yeelid.
Qeexid Xigta: (f.mg) U d.: cid, wax awood iyo xoog ugu diidid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld dacayid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Libaax badeed iwm damrad ku dhufasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: /mg2 Laadid (kubbadda cagta).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Maro darxad u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dacayo. ld dacayeysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld dallad. Qalab ka samaysan saab bira ah iyo maro ku tolan oo qorraxda iyo roobka laga galo.
Qeexid Xigta: Baarashuud.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-lo, m.l) Summad xoolaha loo yeelo oo dhegta dhinaceeda hoose la jeexo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Daraf, dhinac, cirif.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Xarig yar oo xoolaha qalka ama faruurta hoose looga xiro si loo xukumo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Faruurta hoose ee xoolaha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: (f.g) Cid kabo dacas ah la dhicid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Baabuur quwadjabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-yay, -yday; -yi) Neef, si loo xukumo, qalka hoose xarig kaga xirid. ld dacayee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -ceeyay, -caysay
Qeexid: Wax dac ku wasakheyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]