Qeexid

"(-llo, m.dh) Daraf, dhinac, cirif."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dacal oo kali ah:
  • Sidoo kale, ma qasabaa in dunida dacaladeeda la aado si loo guursado?
  • Arintu sida ay doonto ha ahaatee waxa hubaal ah in laga kaxeeyey halkii ay lahayd, isla markaana uu qof-ba meeshii uu jeclaa dacalka u jiitay ama uga faa’iidaystay sidii uu jeclaa.