Qeexid

"Dhismo weyn oo dusha ka dedan"

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dacar oo kali ah:
  • Inta dheg yar oo dacar ah oo curdin ah la soo gooyo oo raran la ruubo ayaa sidiiyoo uu qofku indhakuulanayo uu isha u dhexmarinjirey.
  • Muran kuma jiro in OAU-du tahay midhihii ka dhashay falsafadda Pan-Africanism, kadib dhalashadii gobanimada ummadaha Afrika, laakiin ururka IGAD, waxa uu ka dhasay naafaynta OAU-da, oo dacarta is-hirdiga ka yimid dagaalkii qaboobaa.