Qeexid
"eeg dacaree."
"eeg dacaree."
Wadaag:
Qof dacar haysa ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Geed yar oo jaadad badan ah oo leh caleemo hilib leh oo dhinacyada qodxo ku leh, iyo laan dheer (baaldacar) oo baarkiisa dhabaq ka samaysmo; caleemaha, dhacaan aad u xaraar oo laysku daweeyo baa laga lisaa; sibir.
Dhacaan xaraar oo cawl ah ama cagaar, oo inta beerka ka yimaada, beerkutaasha ku urura; xammeeti.
Wixii qush ah oo caloosha ku jira oo layska dacarfaalo; qaras.
m.dh
Wadaag:
Wax dacar hayso noqosho (cid).
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
(f.g) Wax dhadhan qaraar u yeelid.
(f.mg) U d.: cid, wax awood iyo xoog ugu diidid.
f.g
-reeyay, -raysay
Wadaag:
(daray, m.dh) Geed weyn, ka baxa biyamareennada iyo qararka webiyada oo miro waaweyn, macaan oo la cuno leh; mukay.
m.l
Wadaag:
Calool ama xiidmo, qaras ku jirtay ka saarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg dacayan. ld dacayeysnaan, dacayeysnaansho, dacaynaansho.
m.f.dh
Wadaag: