Qeexid
"(-xay, -xday; -bixi) Calool ama xiidmo qaras ku jirtay, ka bixid."
"(-xay, -xday; -bixi) Calool ama xiidmo qaras ku jirtay, ka bixid."
Wadaag:
Calool ama xiidmo, qaras ku jirtay ka saarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Geed yar oo jaadad badan ah oo leh caleemo hilib leh oo dhinacyada qodxo ku leh, iyo laan dheer (baaldacar) oo baarkiisa dhabaq ka samaysmo; caleemaha, dhacaan aad u xaraar oo laysku daweeyo baa laga lisaa; sibir.
Dhacaan xaraar oo cawl ah ama cagaar, oo inta beerka ka yimaada, beerkutaasha ku urura; xammeeti.
Wixii qush ah oo caloosha ku jira oo layska dacarfaalo; qaras.
m.dh
Wadaag:
Ka aa.:qof eed loo haystay iska daaficid.
Ka aa.:qof ka aargudasho.
f.mg1
Wadaag:
Ku b.: xilli kulul oo biyo iyo baadba ciriiri yihiin meel ku sugnaan.
Ka b.: dhibaato xilli kulul ka samatabixid (nafley).
f.mg1
Wadaag:
Wax dacar hayso noqosho (cid).
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Neef xoolo ah gawricid. ld dabaax2, dabax2.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
(f.g) Wax dhadhan qaraar u yeelid.
(f.mg) U d.: cid, wax awood iyo xoog ugu diidid.
f.g
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Wax dharbaaxo ku dhufasho. ld dharbaaxee, dhirbaax2, dhirbaaxee.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Caloosha dadka iyo xoolaha hayn (shuban).
f.mg1
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Si aan hagari ku jirin oo wax loo qabto.
f.mg1
Wadaag:
Qof dacar haysa ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: