Qeexid
"ld dacarfaalid."
"ld dacarfaalid."
Wadaag:
Qaadashada dawo iwm si ay caloosha qarasta ku jirto uga saaranto; qarasfaal. ld dacarfaalid.
m.l
Wadaag:
Caloosha si qaras ku jirto looga saaro, daawo iwm qaadasho. ld dacarfal2.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Geed yar oo jaadad badan ah oo leh caleemo hilib leh oo dhinacyada qodxo ku leh, iyo laan dheer (baaldacar) oo baarkiisa dhabaq ka samaysmo; caleemaha, dhacaan aad u xaraar oo laysku daweeyo baa laga lisaa; sibir.
Dhacaan xaraar oo cawl ah ama cagaar, oo inta beerka ka yimaada, beerkutaasha ku urura; xammeeti.
Wixii qush ah oo caloosha ku jira oo layska dacarfaalo; qaras.
m.dh
Wadaag:
Wax dacar hayso noqosho (cid).
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
(f.g) Wax dhadhan qaraar u yeelid.
(f.mg) U d.: cid, wax awood iyo xoog ugu diidid.
f.g
-reeyay, -raysay
Wadaag:
(-lal, m.l) Dhul soohdin loo yaqaan leh oo la degganyahay; waddan.
m.l
Wadaag:
Calool ama xiidmo, qaras ku jirtay ka saarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Calool ama xiidmo qaras ku jirtay, ka bixid.
f.mg1
Wadaag:
Culayska iyo jiirago'a oogada ku dhaca kolka socod dheer ama hawl adag la qabto; noog.
m.l
Wadaag:
Qof dacar haysa ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: