Qeexid
"Wax dacar hayso noqosho (cid)."
[-ooday, -ootay]
dacaro oday
dacaro otay
f.mg3"Wax dacar hayso noqosho (cid)."
Wadaag:
Geed yar oo jaadad badan ah oo leh caleemo hilib leh oo dhinacyada qodxo ku leh, iyo laan dheer (baaldacar) oo baarkiisa dhabaq ka samaysmo; caleemaha, dhacaan aad u xaraar oo laysku daweeyo baa laga lisaa; sibir.
Dhacaan xaraar oo cawl ah ama cagaar, oo inta beerka ka yimaada, beerkutaasha ku urura; xammeeti.
Wixii qush ah oo caloosha ku jira oo layska dacarfaalo; qaras.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax dhadhan qaraar u yeelid.
(f.mg) U d.: cid, wax awood iyo xoog ugu diidid.
f.g
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Calool ama xiidmo, qaras ku jirtay ka saarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Calool ama xiidmo qaras ku jirtay, ka bixid.
f.mg1
Wadaag:
Xarig yar oo xoolaha qalka ama faruurta hoose looga xiro si loo xukumo.
m.l
Wadaag:
(-yay, -yday; -yi) Neef, si loo xukumo, qalka hoose xarig kaga xirid. ld dacayee.
f.g1
Wadaag:
Kabo jilicsan, badanaa guriga lagu joogo oo balaastiig ka sameysan.
Diif; rafaad; dhibaato.
m.l
Wadaag:
(f.g) Cid kabo dacas ah la dhicid.
(f.mg) Baabuur quwadjabid.
f.g
-say, -stay
Wadaag:
(-lo, m.l) Summad xoolaha loo yeelo oo dhegta dhinaceeda hoose la jeexo.
m.dh
Wadaag: