Qeexid

"Wax dac ku wasakheyn."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dacee oo kali ah:
  • Isku soo duuboo, qaar ka tirsan Odoyaasha Beesha Hawiye oo dhawaan Muqdisho ku kulmay ayay ku qaadaceen in Muqdisho lagu qabto shirka dib u heshiisiinta.
  • Mar wax laga weydiiyay Issiimo uu isagu ka mid yahay in aan la casumin taasna ay keentay in ay dhalleeceeyaan Shirka, ayaa waxa uu sheegay in taas aysan ka hadleyn balse maamul ahaan iyo Issimo ahaanba ay qaadaceen Shirka.