Qeexid
"Wax la qaban lahaa tabar u waayid."
[-bay, -btay]
dacgab2 ay
dacgab2 tay
f.mg1"Wax la qaban lahaa tabar u waayid."
Wadaag:
Waayidda tabar loo waayo wax la qaban lahaa. ld dacgabid.
m.l
Wadaag:
Cudur leh shuban oo ku dhaca dhasha xoolaha markay dambar badan nuugaan.
ld doog2.
m.dh
Wadaag:
(-lbo, m.l) Qallooc yar oo lugaha gala oo labada law isu soo dhawaadaan.
m.dh
Wadaag:
Ardaa quruxsan oo ay cid u dhisto nin gabar ka doonaya.
Rarada la saaro aqalka miyiga.
m.dh
Wadaag:
(-byo, m.dh) (fiis.) Barashada ifafaalaha saldanab ha ahaado danabneg ama mid qulqulaya.
m.l
Wadaag:
Toorrey, billaawe iwm daabkooda meesha ugu sarreysa ee quruxda loogu talagalay.
ld darib.
m.dh
Wadaag:
Biyo wasakh ah oo ku hara kaalinka ay xooluhu ka cabbaan.
m.dh.u
Wadaag:
Xil saaran ka soo bixi waayid (qof).
Wax samayntiisa awood u waayid. ld geb2.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag: