Qeexid

"ld laciif1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daciif oo kali ah:
  • Hadalka al-Zawahiri ayaa imaanaya waqti raiisal wasaraha DFKMG Soomaaliya uu sheegay in Al-shabaab ay awoodii daciiftay ayna u firxadeen dhanka deegaanada dowlada Puntland ee Soomaaliya.
  • Curiyahan oo ka mid ah guruubka 13aad waa bir daciif ah taas oo bir jilicsan, miisaan fudud, midabka naxaasta oo madoow xiga leh isla markaana ah adke kala jabi kara marka heerkulku hooseeyo.