Qeexid

"eeg dacwee."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dacweyn oo kali ah:
  • Waan dacweynaynaa kuwa ay ku caddaato in ay dhaqaalahaasi dib u cesheen………toos ayaan ula xiriireynaa deeq bixiyaasha (Doners).
  • Haddaba i dhageyso, ikhwaaniiy waxaa i dilay qaraw iyo walaac hurdada ii diiday oo habeen walba waxaan ku riyoodaa hooyooyin aan caruurtooda ka dilay ama ka curyaamiyay oo i habaaraya oo ii dhaaranaya—oo Rabbul Kacbah igu dacweynaya.