Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
dacwi1
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
Tusaale
Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dacwi oo kali ah:
Erayada u qoraal eg: `dacwi`
dacwi
Qeexid
/2 (-iyay,-iday/-isay; -iyi) La d.: dacwo jeedin.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Labdhedig
(-iday,-isay)
Wadaag:
dacwin
Qeexid
ld dacwiyid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
dacwo
Qeexid
ld dacwad.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
dacwiyid
Qeexid
ld dacwin.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
dacwoo
Qeexid
U d.: dacwo sameyn.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg3
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
dacwad
Qeexid
(-do, m.l) Dood garnaqsi iyo eedeyn leh oo laba qof ama ka badan dhexmarta. ld dacwi1, dacwo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
dac
Qeexid
Biyo wasakh ah oo ku hara kaalinka ay xooluhu ka cabbaan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh.u
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
u (urur) — urur (collective)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
dacweyn
Qeexid
eeg dacwee.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
dacwood
Qeexid
eeg dacwoo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
dawi
Qeexid
Wax meel fog u gudbin.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
dacal
Qeexid
(-lo, m.l) Summad xoolaha loo yeelo oo dhegta dhinaceeda hoose la jeexo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
dacal
Qeexid
(-llo, m.dh) Daraf, dhinac, cirif.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
dacar
Qeexid
Dhismo weyn oo dusha ka dedan
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
dacay
Qeexid
Xarig yar oo xoolaha qalka ama faruurta hoose looga xiro si loo xukumo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
dacay
Qeexid
Faruurta hoose ee xoolaha.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
dacay
Qeexid
(-yay, -yday; -yi) Neef, si loo xukumo, qalka hoose xarig kaga xirid. ld dacayee.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Labdhedig
(-yday)
Wadaag:
dacee
Qeexid
Wax dac ku wasakheyn.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
dalwi
Qeexid
Ceel wadaan u ridid (qof).
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
dacar
Qeexid
Geed yar oo jaadad badan ah oo leh caleemo hilib leh oo dhinacyada qodxo ku leh, iyo laan dheer (baaldacar) oo baarkiisa dhabaq ka samaysmo; caleemaha, dhacaan aad u xaraar oo laysku daweeyo baa laga lisaa; sibir.
Dhacaan xaraar oo cawl ah ama cagaar, oo inta beerka ka yimaada, beerkutaasha ku urura; xammeeti.
Wixii qush ah oo caloosha ku jira oo layska dacarfaalo; qaras.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: