Qeexid

"ld dacwad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dacwo oo kali ah:
  • Maxkamaddani waxay sannad walba dhageysataa dacwooyin kooban oo ay tiradoodu yar tahay.
  • Si wadajir ahna loo dacwoodo ooy is kaashadaan xafiisyada Somalia iyo Somaliland.