Qeexid
"ld ded2."
[-day, -dday]
dad2 ay
dad2 day
f.g1"ld ded2."
Wadaag:
(-dad, m.l) (juqr.) Biyo si kedis ah oo dar-dar ah u shubma ee uu gaar ahaan keeno roobka weyn ee ka da'a waadiyada meelaha lamadegaan-u-ekeyaasha ah.
m.l
Wadaag:
(-dyow, m.l) Naaley waxa Eebbe abuuray ugu sarreysa, dhogor lahayn oo garaadkeeda hadal ku cabbiri karta.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Koor boodaanta ka yar, aleelkana ka weyn.
m.dh
Wadaag:
Wareer culus oo meesha iyo waqtiga la joogo lala kala garan waayo la kulmid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Wax dhawaan rimay noqosho (hal).
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
ld dedeb. Si wax loo dhigo oo in yar ka leexsan jahadiisii hore, gudub. babac.
Si goynaysa jahada toosan ee ay wax u yaallaan.
D. ah: ilmo aan weli la gardaadin. 4. ld dadbid.
m.l
Wadaag:
da'1 m.dh 1. ld da'aad. Inta sano, bilo, maalmo iwm ee nafley jirto laga bilaabo maalintii uu dhashay; cumri. 2. D. ah: qof sanado badan jira; duq. 3. Dad hal casri wada nool.
Wadaag:
da'aa m.l (c.cimi.) Sida cilmiga cimiladu uu sheegayo, waa biyaha qaabkoodu dareere ama adagyahay, oo dhulka uga yimaada xagga gibilka.
Wadaag:
da'2 f.mg1 (-'ay, -'day; -di'i) 1. Roob cirka ka imaansho. 2. Hoore, si dhibic dhibic ah u daadasho.
Wadaag: