Qeexid
"Neef geel ah jilbaha korkooda ka xirid."
[-beeyay, -beysay]
dadaabe eeyay
dadaabe eysay
f.g2"Neef geel ah jilbaha korkooda ka xirid."
Wadaag:
Xoolo, daddaabe ku xirid.
f.g2
-beeyay, -beysay
Wadaag:
Awr jilbaha korkooda ka xirid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Si isxilqaamid iyo isku taxallujin leh hawl u qabasho.
Si dhaqso leh hawl u qabasho. ld dedaal2.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Wax qabad isxilqaamid iyo isku taxallujin leh.
Si dhaqso ah oo hawl loo qabto. ld dedaal1.
m.l
Wadaag:
Qalab farraaro leh oo malabka lagu soo bixiyo.
Sidde loo sameeyo weelasha gadawga leh.
m.l
Wadaag:
Neef la soo xaday ama baadi ah qalasho.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Wax la daddaabeeyay ahaansho (xoolo).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Qalab goynta, jebinta, qodidda iwm loo adeegsado, qori ama bir la qabsado ku rakibid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Cudur leh shuban oo ku dhaca dhasha xoolaha markay dambar badan nuugaan.
ld doog2.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Qalab daab u samaysasho.
(f.mg) Ku dhicid daab (dhasha xoolaha).
f.g
-btay, -batay
Wadaag: