Qeexid
"Awr jilbaha korkooda ka xirid."
[-stay, -satay]
dadaabeys tay
dadaabeys atay
f.g3"Awr jilbaha korkooda ka xirid."
Wadaag:
Neef geel ah jilbaha korkooda ka xirid.
f.g2
-beeyay, -beysay
Wadaag:
Wax la daddaabeeyay ahaansho (xoolo).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(f.g) Wax jirran daawo siisasho.
(f.mg) Wax si isla eg u qaybsasho. ld daweyso.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
Jaabo urursasho. ld jaabajaabeyso.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Qalab farraaro leh oo malabka lagu soo bixiyo.
Sidde loo sameeyo weelasha gadawga leh.
m.l
Wadaag:
Si isxilqaamid iyo isku taxallujin leh hawl u qabasho.
Si dhaqso leh hawl u qabasho. ld dedaal2.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Wax qabad isxilqaamid iyo isku taxallujin leh.
Si dhaqso ah oo hawl loo qabto. ld dedaal1.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax dhib leh si gardarro ah faraha ula gelid.
(f.g) Cid gardarro ku sameyn.
(f.mg) Ilmo, si dadab ah u xambaarasho.
f.g
-saday, -satay
Wadaag: