Qeexid
"Ardaa quruxsan oo ay cid u dhisto nin gabar ka doonaya."
Qeexid Xigta
Rarada la saaro aqalka miyiga.
"Ardaa quruxsan oo ay cid u dhisto nin gabar ka doonaya."
Rarada la saaro aqalka miyiga.
Wadaag:
(-dbay, -dabtay; -dbi) Wax si goyneysa jahada toosan ee uu u yaal u dhigid.
f.g1
Wadaag:
ld dedeb. Si wax loo dhigo oo in yar ka leexsan jahadiisii hore, gudub. babac.
Si goynaysa jahada toosan ee ay wax u yaallaan.
D. ah: ilmo aan weli la gardaadin. 4. ld dadbid.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax dhib leh si gardarro ah faraha ula gelid.
(f.g) Cid gardarro ku sameyn.
(f.mg) Ilmo, si dadab ah u xambaarasho.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
Cudur leh shuban oo ku dhaca dhasha xoolaha markay dambar badan nuugaan.
ld doog2.
m.dh
Wadaag:
Qalab u gaar ah aqalSoomaaliga oo wax lagu rito sida qufadda,xashinta iwm.
Kolay yar oo ka samaysanharag ama mayrax oo ay haweenku wax kugurtaan.
m.dh
Wadaag:
ld dadabdhig 1. Doonidda gabar reerkooda laga doono iyadoo si xushmad leh loo weyddiisanayo.
ld dadabgelid.
m.l
Wadaag:
(-alay, -ashay; -geli) U d.: Reer gabadh si xushmad leh u weydiisasho. ld dadabdhig2.
f.mg1
Wadaag:
(-lbo, m.l) Qallooc yar oo lugaha gala oo labada law isu soo dhawaadaan.
m.dh
Wadaag:
Toorrey, billaawe iwm daabkooda meesha ugu sarreysa ee quruxda loogu talagalay.
ld darib.
m.dh
Wadaag:
(-byo, m.dh) (fiis.) Barashada ifafaalaha saldanab ha ahaado danabneg ama mid qulqulaya.
m.l
Wadaag: