Qeexid
"ld dadabgal2."
[-gay, -gtay]
dadabdhig2 ay
dadabdhig2 tay
f.mg1"ld dadabgal2."
Wadaag:
Ulo dhaadheer, jil iskula duuban, qaab qaanso leh oo aqal soomaaliga lagu dhiso.
Summad geela lagu dhigo oo leh qaab dhig hoos u jeedda.
m.dh
Wadaag:
ld dedeb. Si wax loo dhigo oo in yar ka leexsan jahadiisii hore, gudub. babac.
Si goynaysa jahada toosan ee ay wax u yaallaan.
D. ah: ilmo aan weli la gardaadin. 4. ld dadbid.
m.l
Wadaag:
(-dbay, -dabtay; -dbi) Wax si goyneysa jahada toosan ee uu u yaal u dhigid.
f.g1
Wadaag:
Ardaa quruxsan oo ay cid u dhisto nin gabar ka doonaya.
Rarada la saaro aqalka miyiga.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax dhib leh si gardarro ah faraha ula gelid.
(f.g) Cid gardarro ku sameyn.
(f.mg) Ilmo, si dadab ah u xambaarasho.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
(daaw.) Cudur maqaarka ku dhaca oo u yeela baro yaryar oo biyo leh.
m.l
Wadaag:
Dabka lagu dagaallamo oo loogu talaggalay in uu meel fog wax ka dilo, wadajirkiisa.
Colka dabkaas sita.
Bundug dheer.
m.dh
Wadaag:
Laba wax ama ka badan waxay ku kala geddisanyihiin ama isaga mid yihiin isu eegid.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
(dii.) Qof dhintay iil gelin.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
ld dadabdhig 1. Doonidda gabar reerkooda laga doono iyadoo si xushmad leh loo weyddiisanayo.
ld dadabgelid.
m.l
Wadaag:
(-alay, -ashay; -geli) U d.: Reer gabadh si xushmad leh u weydiisasho. ld dadabdhig2.
f.mg1
Wadaag: