Qeexid
"ld dadabdhig 1. Doonidda gabar reerkooda laga doono iyadoo si xushmad leh loo weyddiisanayo."
Qeexid Xigta
ld dadabgelid.
"ld dadabdhig 1. Doonidda gabar reerkooda laga doono iyadoo si xushmad leh loo weyddiisanayo."
ld dadabgelid.
Wadaag:
(-alay, -ashay; -geli) U d.: Reer gabadh si xushmad leh u weydiisasho. ld dadabdhig2.
f.mg1
Wadaag:
Wax qabad isxilqaamid iyo isku taxallujin leh.
Si dhaqso ah oo hawl loo qabto. ld dedaal1.
m.l
Wadaag:
Baaris qoto dheer oo lagu sameeyo wax qarsoon oo la doonayo in la hubsado.
ld dabaggelid. Cidaan qaabilsan baaridda arrin la tuhunsanyahay in ay dhacday ama dhici doonta.
Ciidanka nabadsugidda qayb ka mid ah oo qabilsan la socoshada arrimaha dibloomaaysiyiinta.
m.l
Wadaag:
ld dedeb. Si wax loo dhigo oo in yar ka leexsan jahadiisii hore, gudub. babac.
Si goynaysa jahada toosan ee ay wax u yaallaan.
D. ah: ilmo aan weli la gardaadin. 4. ld dadbid.
m.l
Wadaag:
(-dbay, -dabtay; -dbi) Wax si goyneysa jahada toosan ee uu u yaal u dhigid.
f.g1
Wadaag:
Ardaa quruxsan oo ay cid u dhisto nin gabar ka doonaya.
Rarada la saaro aqalka miyiga.
m.dh
Wadaag:
Hub meel gaaban wax ka dila.
Ciidan haysta hubka noocaas ah.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax dhib leh si gardarro ah faraha ula gelid.
(f.g) Cid gardarro ku sameyn.
(f.mg) Ilmo, si dadab ah u xambaarasho.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
(-lal, m.l) Dhul soohdin loo yaqaan leh oo la degganyahay; waddan.
m.l
Wadaag:
ld dawggelid. Gabbashada wax la gaadayo meel loogu gabbado.
D. ah: arrin iwm oo maangal ah.
m.l
Wadaag:
Culayska iyo jiirago'a oogada ku dhaca kolka socod dheer ama hawl adag la qabto; noog.
m.l
Wadaag:
Taakuleynta loo geysto qof tabar yar iyada oo gacanta laga qabanayo.
ld garabgelid.
m.l
Wadaag: