Qeexid
"(-alay, -ashay; -geli) U d.: Reer gabadh si xushmad leh u weydiisasho. ld dadabdhig2."
"(-alay, -ashay; -geli) U d.: Reer gabadh si xushmad leh u weydiisasho. ld dadabdhig2."
Wadaag:
ld dadabdhig 1. Doonidda gabar reerkooda laga doono iyadoo si xushmad leh loo weyddiisanayo.
ld dadabgelid.
m.l
Wadaag:
Si isxilqaamid iyo isku taxallujin leh hawl u qabasho.
Si dhaqso leh hawl u qabasho. ld dedaal2.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Cid, cid kaloo ka horreeysa gadashooda istaagid ama socosho.
Wax qarsoon, baaritaan qotodheer leh ku samayn.
f.g1
Wadaag:
ld dedeb. Si wax loo dhigo oo in yar ka leexsan jahadiisii hore, gudub. babac.
Si goynaysa jahada toosan ee ay wax u yaallaan.
D. ah: ilmo aan weli la gardaadin. 4. ld dadbid.
m.l
Wadaag:
(-dbay, -dabtay; -dbi) Wax si goyneysa jahada toosan ee uu u yaal u dhigid.
f.g1
Wadaag:
Ardaa quruxsan oo ay cid u dhisto nin gabar ka doonaya.
Rarada la saaro aqalka miyiga.
m.dh
Wadaag:
Hub meel gaaban wax ka dila.
Ciidan haysta hubka noocaas ah.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax dhib leh si gardarro ah faraha ula gelid.
(f.g) Cid gardarro ku sameyn.
(f.mg) Ilmo, si dadab ah u xambaarasho.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
(f.g) U d.: wax la gaadayo meel ugu gabbasho.
(f.mg) Ugu d.: cid dhibaato gaartay wax u eersasho.
f.g
Wadaag:
(daaw.) Noog xagga jirka iyo maskaxda oo ka yimid hawl adag ama muddo dheer socotay. D.ka muruqyada waxaa keena walax aan waxtar jirka u lahayn oo ka yimaada metaboliisimka oo ku urura muruqa kana farabata shaqada dhiigga oo dibedda jirka uga saara. Nafaqo xumo ama cudur waxay qofka u keeni karaan d.
m.l
Wadaag:
Cid tabar yar taakulo siin iyada oo la tukubinayo.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
(-lo, m.l) Summad xoolaha loo yeelo oo dhegta dhinaceeda hoose la jeexo.
m.dh
Wadaag: