Qeexid
"(f.g) Wax dhib leh si gardarro ah faraha ula gelid."
Qeexid Kale
(f.mg) Ilmo, si dadab ah u xambaarasho.
Qeexid Xigta
(f.g) Cid gardarro ku sameyn.
[-saday, -satay]
dadabs aday
dadabs atay
f.g"(f.g) Wax dhib leh si gardarro ah faraha ula gelid."
(f.mg) Ilmo, si dadab ah u xambaarasho.
(f.g) Cid gardarro ku sameyn.
Wadaag:
ld dedeb. Si wax loo dhigo oo in yar ka leexsan jahadiisii hore, gudub. babac.
Si goynaysa jahada toosan ee ay wax u yaallaan.
D. ah: ilmo aan weli la gardaadin. 4. ld dadbid.
m.l
Wadaag:
Ardaa quruxsan oo ay cid u dhisto nin gabar ka doonaya.
Rarada la saaro aqalka miyiga.
m.dh
Wadaag:
(-dbay, -dabtay; -dbi) Wax si goyneysa jahada toosan ee uu u yaal u dhigid.
f.g1
Wadaag:
(daaw.) Daawo loo isticmaali jiray daweynta baraska ama juudaanka.
m.l
Wadaag:
ld dadabdhig 1. Doonidda gabar reerkooda laga doono iyadoo si xushmad leh loo weyddiisanayo.
ld dadabgelid.
m.l
Wadaag:
(-alay, -ashay; -geli) U d.: Reer gabadh si xushmad leh u weydiisasho. ld dadabdhig2.
f.mg1
Wadaag:
Ilmo xoolaad, yar, aan hooyo lahayn, neef kale nuujin.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Awr jilbaha korkooda ka xirid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Ilmo aan la gardaadin si gudub ah u xambaarasho. ld dadabxambaaro.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Sabuulka isagoo aan bislaan oo weli curdan ah beerta laga gooyo, ka dibna inta god lagu guro la dubo.
Weel kasta oo dab la saaro.
m.l
Wadaag: