Qeexid
"Ilmo aan la gardaadin si gudub ah u xambaarasho. ld dadabxambaaro."
[-saday, -satay]
dadabxambaars aday
dadabxambaars atay
f.mg3"Ilmo aan la gardaadin si gudub ah u xambaarasho. ld dadabxambaaro."
Wadaag:
Si gudub ah oo ilmo aan la gardaadin loo xambaaro. ld dadabhambaar.
m.l
Wadaag:
Ilmo aan la gardaadin si gudub ah u xambaarid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
eeg dadab xambaarso. ld dadabxambaarasho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax dhabarka ku qaadasho. ld xambaaro.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Neef dhalay dambar ka maalid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(f.g) Wax dhib leh si gardarro ah faraha ula gelid.
(f.g) Cid gardarro ku sameyn.
(f.mg) Ilmo, si dadab ah u xambaarasho.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
(f.g) Badar, caano, sonkor iwm wax godan in uga qaadasho.
(f.mg) Xaalad lagu sugnaa ka sii liidasho.
(f.mg) Ku d.: wax, wax kale ku biirsasho. 4. Ku d.: wiil gabadh u guurin. 5. U d.: xaalad hore ee lagu noolaa ka maarmiwaayid.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
Wax xogtooda la ogyahay qarsasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Ardaa quruxsan oo ay cid u dhisto nin gabar ka doonaya.
Rarada la saaro aqalka miyiga.
m.dh
Wadaag:
(-dbay, -dabtay; -dbi) Wax si goyneysa jahada toosan ee uu u yaal u dhigid.
f.g1
Wadaag:
ld dedeb. Si wax loo dhigo oo in yar ka leexsan jahadiisii hore, gudub. babac.
Si goynaysa jahada toosan ee ay wax u yaallaan.
D. ah: ilmo aan weli la gardaadin. 4. ld dadbid.
m.l
Wadaag:
ld dadabdhig 1. Doonidda gabar reerkooda laga doono iyadoo si xushmad leh loo weyddiisanayo.
ld dadabgelid.
m.l
Wadaag: