Qeexid
"Qalab farraaro leh oo malabka lagu soo bixiyo."
Qeexid Xigta
Sidde loo sameeyo weelasha gadawga leh.
"Qalab farraaro leh oo malabka lagu soo bixiyo."
Sidde loo sameeyo weelasha gadawga leh.
Wadaag:
Xarig si isweydar ah lug iyo jeeni loogu xiro geela; weydaar.
Xarig la iskula xiro qoorta iyo xabadka faraska si uusan aad ugu ordin.
Hangool.
m.l
Wadaag:
Xoolo, daddaabe ku xirid.
f.g2
-beeyay, -beysay
Wadaag:
Wax la daddaabeeyay ahaansho (xoolo).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Qof fudud oo aan degganayn ahaansho.
Ku d.: Qof, wax ku mamay ahaansho. ld deddan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Eray carruurta yaryar lagu yiraahdo kolka gacnaha la hayo oo socodka la barayo.
m.dh
Wadaag:
Neef geel ah jilbaha korkooda ka xirid.
f.g2
-beeyay, -beysay
Wadaag:
Cudur leh shuban oo ku dhaca dhasha xoolaha markay dambar badan nuugaan.
ld doog2.
m.dh
Wadaag:
(-bab, m.l) Qori ama bir la qabsado oo ku rakiban qalab goynta, jebinta, qodidda iwm loo adeegsado.
m.l
Wadaag:
egg daddaanso. ld daddaansad, dandaansad, dandaansasho.
m.f.dh
Wadaag:
(f.g) Qalab daab u samaysasho.
(f.mg) Ku dhicid daab (dhasha xoolaha).
f.g
-btay, -batay
Wadaag:
Qalab goynta, jebinta, qodidda iwm loo adeegsado, qori ama bir la qabsado ku rakibid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
egg daddaanso. ld daddaansad, dandaansad, dandaansasho.
m.f.dh
Wadaag: