Qeexid
Xoolo, daddaabe ku xirid.
[-beeyay, -beysay]
f.g2Xoolo, daddaabe ku xirid.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Xarig si isweydar ah lug iyo jeeni loogu xiro geela; weydaar.
Qeexid Xigta: Xarig la iskula xiro qoorta iyo xabadka faraska si uusan aad ugu ordin.
Qeexid Kale: Hangool.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qalab farraaro leh oo malabka lagu soo bixiyo.
Qeexid Xigta: Sidde loo sameeyo weelasha gadawga leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -beysay
Qeexid: Neef geel ah jilbaha korkooda ka xirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg daddaabee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld dandaami.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la daddaabeeyay ahaansho (xoolo).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld dandaamin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: ld dandaanso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof fudud oo aan degganayn ahaansho.
Qeexid Xigta: Ku d.: Qof, wax ku mamay ahaansho. ld deddan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dandaansasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg daddaabeysan. ld daddabeysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Waddo si joogto ah u marid.
Qeexid Xigta: Xaskul la duugay tumid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -beeyay, -beysay
Qeexid: Aayar socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ulay, -ushay
Qeexid: Dad, xoolo, alaab iwm oo badan si degdeg ah u daadgurayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Eray carruurta yaryar lagu yiraahdo kolka gacnaha la hayo oo socodka la barayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Neef xoolo ah oo la rarto ama la fuulo.
Qeexid Xigta: Nafley weyn oo la rumeysanyahay inay badda ku jirto, balse aan weligeed la arag.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: egg daddaanso. ld daddaansad, dandaansad, dandaansasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Qalab goynta, jebinta, qodidda iwm loo adeegsado, qori ama bir la qabsado ku rakibid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld daabbulad.