Qeexid
"Wax la daddaabeeyay ahaansho (xoolo)."
[-snaa, -snayd]
daddaabeysan naa
daddaabeysan nayd
f.mg4"Wax la daddaabeeyay ahaansho (xoolo)."
Wadaag:
Qalab farraaro leh oo malabka lagu soo bixiyo.
Sidde loo sameeyo weelasha gadawga leh.
m.l
Wadaag:
Awr jilbaha korkooda ka xirid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Xarig si isweydar ah lug iyo jeeni loogu xiro geela; weydaar.
Xarig la iskula xiro qoorta iyo xabadka faraska si uusan aad ugu ordin.
Hangool.
m.l
Wadaag:
Qof fudud oo aan degganayn ahaansho.
Ku d.: Qof, wax ku mamay ahaansho. ld deddan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Xoolo, daddaabe ku xirid.
f.g2
-beeyay, -beysay
Wadaag:
Neef geel ah jilbaha korkooda ka xirid.
f.g2
-beeyay, -beysay
Wadaag:
Wax la gabeeyey ahaansho (nafley).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
eeg daddan. ld daddanaansho, deddanaan, deddanaan sho.
m.f.dh
Wadaag:
Cid hiillo u baahnayd oo garab la siin waayey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: