Qeexid
Qof fudud oo aan degganayn ahaansho.
Qeexid Xigta
Ku d.: Qof, wax ku mamay ahaansho. ld deddan.
[-naa, -nayd]
f.mg4Qof fudud oo aan degganayn ahaansho.
Ku d.: Qof, wax ku mamay ahaansho. ld deddan.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg daddan. ld daddanaansho, deddanaan, deddanaan sho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) ld dedan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: ld dedan3.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld dedan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Ujeddo qof doorbido in ay faa'ido ugu jirto fal sameyntiisa.
Qeexid Xigta: D. u geli: wax ama qof tixgelin gaar ah siin.
Qeexid Kale: Bannaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Dab, nal iwm bakhtiyid. ld den.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qalab farraaro leh oo malabka lagu soo bixiyo.
Qeexid Xigta: Sidde loo sameeyo weelasha gadawga leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax ladnaani ka muuqato ahaansho (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld dandaami.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cida fardaha.
Qeexid Xigta: ld dananid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld deddo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -nay, -ntay
Qeexid: Faras ciyid.
Qeexid Xigta: Dawan, lacag qaddaaddiic ah iwm sanqarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld daddanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la daddaabeeyay ahaansho (xoolo).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld dandaamin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Xarig si isweydar ah lug iyo jeeni loogu xiro geela; weydaar.
Qeexid Xigta: Xarig la iskula xiro qoorta iyo xabadka faraska si uusan aad ugu ordin.
Qeexid Kale: Hangool.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: ld dandaanso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -ooday,-ootay
Qeexid: ld deddoo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax la dadbay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) ld deddow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]