Qeexid
"Ku d.: wax culus si khasab ah ku wadid."
[-cay, -cday]
dadduuc ay
dadduuc day
f.g1"Ku d.: wax culus si khasab ah ku wadid."
Wadaag:
(-umay, -untay; -umi) Cayrnimo darteed la bayhoofid. ld daanduun2.
f.mg1
Wadaag:
Feer, laad iwm cid dhulka la dhigid. ld daadduunsii, daanduumi, daanduunsii.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof fudud oo aan degganayn ahaansho.
Ku d.: Qof, wax ku mamay ahaansho. ld deddan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-llo, m.dh) Xawayaanka inta dadka kula dagaalanta herdida, durdurada, xaraatida.
m.l
Wadaag:
eeg daadduumi. ld daadduunsiin, daanduumin, daanduun siin.
m.f.dh
Wadaag:
Duullaan rogaalcelis ah oo cid dhowaan la dhacay lagu sameeyo.
m.l
Wadaag:
(-dyow, m.l) Naaley waxa Eebbe abuuray ugu sarreysa, dhogor lahayn oo garaadkeeda hadal ku cabbiri karta.
m.l
Wadaag:
Qalab farraaro leh oo malabka lagu soo bixiyo.
Sidde loo sameeyo weelasha gadawga leh.
m.l
Wadaag:
(-shayaal, m.l/dh) Budh weyn oo lagu dagaalamo. ld daanduunshe.
m.l
Wadaag: