Qeexid

"Dad ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dadnimo oo kali ah:
  • Miyaanay damiir la’aan iyo dadnimo ka bax ahayn sida ay u fikiraan rag badan oo wadaaddo isku sheeg ahi?
  • Ma jirto cid uu daah ka saaranyahay dadnimo-xumida nimankan duggaagga ah!