Qeexid
"(-dyo/-ddo, m.dh) D. ah: libaax ama waraabe halis ah oo hilibka dadka ku nool."
"(-dyo/-ddo, m.dh) D. ah: libaax ama waraabe halis ah oo hilibka dadka ku nool."
Wadaag:
(-dyow, m.l) Naaley waxa Eebbe abuuray ugu sarreysa, dhogor lahayn oo garaadkeeda hadal ku cabbiri karta.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Qalab yar oo sida badan dhagax jilicsan ama dhoobo ka samayan oo fooxa lagu shito.
m.l
Wadaag:
Naag dadka qalata oo hilibkiisa cunta.
(m.u) Koox dad ah oo hilibka dadka cunta.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Dhul bannaan oo aan dhir waaweyn lahayn.
m.dh
Wadaag:
Khad.
Weelka khadda lagu shubto.
Madow khadka u eg oo awrka qoorka ahi ku yeelato qadaadka. ld tawaad.
m.dh
Wadaag:
Weel yar, dhalo, macdan, qori iwm ka samayn oo sigaarka lagu demiyo.
m.l
Wadaag:
Hab loo falkiyo der mooyinka kabahooda casaan ku jiro.
Bi lawga shax ciyaaridda marka la rabo in la guuro hogta la qaado si loo helo jid.
(-dyo, m.dh) buntukh hal xabbad kaliya qaada.
m.l
Wadaag:
E. ah: xumaan la falay eeddeeda qaadid.
ld eedqaadid.
m.l
Wadaag:
Ku q.: cid nabarro si degdeg ah oo aan kala go' lahayn ugu dhufasho.
f.g1
-day, -dday
Wadaag: